Gudigii Baaritaanka dilka taliyihii Booliska G/Hiiraan oo warbixin hordhac ah soo saaray

Guddi uu Madaxweynaha Hirshabelle u xil saaray inay baaritaan ku sameeyaan sida uu u dhacay dilka taliyihii qeybta Booliska Gobolka Hiiraan Col. Maxamed Macow Xalane ayaa soo saaray warbixin hordhac ah. Col. Max’ed Macow Xalane ayaa ku dhintay shaqaaqo maalmo ka hor ka dhacday degaanka Kalabeyr ee Gobolka Hiiraan ka dib markii ay halkaas isku … Continue reading Gudigii Baaritaanka dilka taliyihii Booliska G/Hiiraan oo warbixin hordhac ah soo saaray